Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dhagax-dhigay xarunta dhalinyarada magaalada Baraawe oo lagu Wado in dhawwaan dhismaheeda uu bilowdo. Wasiirka Dhallinyarada,Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose, Gudoomiyaha Degmada Baraawe iyo Masuuliyiin kale ayaa ku wehlinayey Madaxweynaha Dhagax-dhiga mashruucan oo qeyb ka noqonaya hirgelinta adeegyada ay u baahan yihiin Dhallinyarada ku nool magaallo xeebedka Baraawe. … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Baraawe (Sawirro)